insi
(m.l)Nafleyda inta nabi Aadan ka soo farcanta.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh insi ↴
aamiinsi [m.l]
ld aammiinsasho. aammiinsasho
naar [m.dh] (-ro, ml.)
1. Meesha la geeyo jinniga iyo insiga xagga Eebbe danbiilayaasha ka ah marka ay aakhiro tagaan; cadaab. 2. N. ah: wax aad u kulul.
yaqiinsi [m.l]
ld yaqiinsasho.
aamminsii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iisay)
Qof in uu wax aammino ka oggoleysiin.
aamminsiin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg aamminsii.
arrinsi [m.l]
ld arrinsasho.
dhiinsi [m.l]
ld dhiinsasho.
diddinsi [m.l]
ld diddinsasho.
dindinsi [m.l]
ld diddinsasho.
finiinsi [m.l]
ld finiinsasho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg