Iqtiraax

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-xyo, m.dh)

Arrin la soo jeediyo oo loo filayo in ay faa'iido leedahay; talo.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga iqtiraax


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg