Iraarad

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Afaaf. Afaaf


Iraarad

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Guri, xero iwm irriddiisa xirid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga iraarad

iraaradan | iraaradid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg