irdhaysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)Wax dhalliilo hayso ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh irdhaysan ↴
irdhaysnaan [m.f.dh]
eeg irdhaysan. ld irdhaysnaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg