Irkig

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Dhakafaar iyo dhabanna hayn. ld argag², erkeg¹.

Irkig

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Aad u yaabid. ld erkeg², argag².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga irkig

yaab | argag | argag | argagid | argagsan | argagsanaan | argagsanaansho | erkeg | erkeg | erkegid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg