Is-afdhaaf
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Hadal dagaal ku jiro oo laba qof ama ka badan dhexmara.
Is-afdhaaf
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)Hadal dagaal ku jiro laba qof ama ka badan dhex marid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga is-afdhaaf ↴
is-afdhaafid |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

