Isbeddel

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-llo, m.dh)

1. Gaddoonka muuqaal iwm oo ku dhaca walxaha. 2. Wax cusub oon hore u jirin oo soo kordha.


Isbeddel

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-elay, -eshay)

Wax muuqaalkoodii iyo siday ahaayeen ka gaddoomid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga isbeddel

raadka dobler | saaqan | saaqid birlabdanabeed | saaqniin | uumihoorow | waalli | ajo | arkijireddoon | asalmadoorshe | astaan |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg