iscasil
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ilay, -ishay)

Qof jago iwm oo uu hayey iskiis u wareejin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh iscasil

iscasilaad [m.dh]
Xil iska wareejinta qof uu iskiis isaga wareejiyo jago iwm oo uu hayey.

iscasilid [m.f.dh]
eeg iscasil.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg