Isdabaggal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Socod nafley badan ay socoto oo midka mid ka dambeeyo.

Isdabaggal

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay)

Nafley badan oo socota midba mid ka dambeysa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga isdabaggal

isdabaggelid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg