isdabamar
(m.l)

1. Isdhaafidda ay laba wax ama ka badan ay isu dhaafaan jihooyinka isku lid ah. 2. Khayaano. ld isdabammar¹.

isdabamar
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

1. Wax isku qaldamid. 2. Laba wax ama ka badan jihooyin isku lid ah isu dhaafid. ld isdabammar².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh isdabamar

isdabamari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax isku qaldid. ld isdabammari.

isdabamarid [m.f.dh]
eeg isdabamar². ld isdabammarid.

isdabamarin [m.f.dh]
eeg isdabamari. ld isdabamaris, isdabammarin, isdabam-maris.

isdabamaris [m.l]
ld isdabamarin.

isdabammar [m.l]
ld isdabamar1.

isdabammarid [m.dh]
ld isdabamarid.

isdabammarin [m.dh]
ld isdabamarin.

isdabammaris [m.l]
ld isdabamarin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg