isfantatiir
(m.l)Isugeynta awoodda qof awooddiisa geeyo wax wax kaqa-bashadiisu adagtahay.
isfantatiir
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)Wax, wax ka qabashadoodu adag tahay awood isugu geyn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh isfantatiir ↴
isfantatiirid [m.f.dh]
eeg isfantatiir².
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg