Isfaxlid

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Gudbinta faxalka ee laga soo qaado faxal sidaha geed loona gudbiyo fur ubo-ubaxda isla geedkaas.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga isfaxlid


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg