isfidhikhi
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)

Kibir iyo islaweyni muujin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh isfidhikhi

isfidhikhin [m.f.dh]
eeg isfidhikhi. ld isfi-dhikhis.

isfidhikhis [m.l]
ld isfidhikhin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg