isfoohaari
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)Xarrago islaweyni ku jirto muujin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh isfoohaari ↴
isfoohaarin [m.f.dh]
eeg isfoohaari. ld isfoohaaris.
isfoohaaris [m.l]
ld isfoohaarin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg