Isir ay wadaagaan
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-rro ..., m.dh)(xis.) Tirada isir ahaan ay u wadaagaan laba ama dhowr tiro, tusaale ahaan 4 iyo 6 waa isirrada ay wadagan 24 iyo 36 (eeg qaybshaha ay wadaagaan).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga isir ay wadaagaan ↴
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

