Isir-u-dhaleen
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Ka dhaxlidda wax sida foolxumo, qurux, geesinnimo iwm laga dhaxlo awoowyaashi hore.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga isir-u-dhaleen ↴
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

