Iskool

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-llo, m.dh/-laad, m.l)

Meel dhisan oo ardada tacliinta lagu baro; dugsi. ld iskuul.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga iskool

dugsi | iskuul |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg