Isku-kaan
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-nno, m.dh)(baay.) Marka la sharaxayo noole leh laba aliil oo isku mid ah oo ukumaya muuqal gaar ah shiiqiye iyo shiiqsane midkuu doono ha ahaadee.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga isku-kaan ↴
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

