Iskubaano
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)Kolay shiraac ka samaysan oo waxyaabaha yaryar lagu rito oo ay sida badan ciidamadu qaataan. ld nuskubaano.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga iskubaano ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg