Iskudduwe

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-wayaal, m.l/dh)

Qof mas'uul ah oo hawlaha hay'adda isku habeeya. ld isudduwe.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga iskudduwe

isudduwe |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg