Iskudhoon

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-nno/-oommo, m.dh)

1. Geed iyo duddumo isku baxay. 2. Wax xubno kala jaad ah ka samaysan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga iskudhoon


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg