iskuroor dhuun neefeed
(m.l)

(daaw.) Iskuroorka muruqyada dhuumaha neefta ee xiiqda (neefta) iyo dhuun neef holaca (bronkiitada).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh iskuroor dhuun neefeed

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg