Iskutallaab

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-bo, m.l)

Calaamad ka kooban laba xariiqood oo dhexda si qumaati ah isaga goya; laanqayr. ld istallaab.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga iskutallaab

istallaab | macatab |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg