Islaax

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Nabad, wanaag.


Islaax

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)

Meel nabad ka dhalasho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga islaax

islaaxi | islaaxid | islaaxin |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg