Ismaalaakadeed

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Isku muujinta la isku muujiyo wax aan la ahayn iyadoo xaqiiqadii la qarinaayo.


Ismaalaakadeed

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Hadba si isu muujin iyadoo runtii la qarinaayo.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ismaalaakadeed

ismaalaakadeedid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg