Ismashashuur

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Xishood badan oo ismacnayni ku jirto. ld ismanshashuur¹.


Ismashashuur

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Xishood badan oo ismacnayni ku jirto yeelasho. ld ismashanshuur².


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ismashashuur

ismanshashuur | ismanshashuurid | ismashashuurid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg