Ismutux

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)

Meel fagaara ah, keli ahaan fikrad aan lagula qabin isla soo taagid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ismutux

ismutuxi | ismutuxid | ismutuxin | ismutuxis | ismutuxis |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg