Isnoolee

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-leeyay, -leysay)

1. Karti iyo firfircooni isu yeelid. 2. Is nafaqay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga isnoolee

isnooleyn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg