Isnuug
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:(isnuug, m.dh) 1. Nafley caano leh, oo meeshii laga maali lahaa ama dhashoodu ka nuugi lahayd, iyagu isnuuga. 2. Inta isnuugta (irmaanka iyo dhashooda).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga isnuug ↴
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

