Isquudiye
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(baay.) Nooca nafaqada ka mid ah uu nooluhu ka sameyo walxo orgaanigga ah ee uu u baahanyahy, kuwaas oo uu ka sameeyo il aan orgaanig ahayn. Dhirta cagaaran oo dhami waa isquudiye, waxaanay ilayska u isticmaalaan il tamareed.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga isquudiye ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg