Istarabtokokas

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-syo, m.dh)

(baay.) Qayb ka tirsan kooxda baktiiriyada garaam bositifka ah oo qaab wareeg ah leh sida silsiladdana u sameysma qaybo ka mid ah ayan cudur keenin qaarna waa cudur wadayaal.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga istarabtokokas


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg