Istarabtomaysiin

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-nno, m.dh)

(daaw.) Dawo laga soo saaray baktiiriyada la yiraahdo “streptomyces riseus” oo lagu daweeyo infekshinno ay keenaan baktiiriyaal kala duwan.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga istarabtomaysiin


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg