Isteerin
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-mmo, m.dh)Bir wareegsan oo dareewilku gacanta ku qabsado oo hadba baabuurka meesha uu doono ugu duwo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga isteerin ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

