Istiqaalo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Qoraal lagu codsanayo xil ka degid. ld istiqaalad.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga istiqaalo

istiqaalad |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg