Istraatosfeer

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Gibil labaad ee fidsan ilaa 50 km. Heerkulka gibilkani, ugu dhawaan, waa madoorsoome, waana gibilka ku habboon duulimaadyada dayaaradaha dhuundhaska ku shaqeeya.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga istraatosfeer


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg