Istuudiyo

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)

Qol ama ka badan oo wararka, filmada iwm lagu duubo ama lagu keydiyo.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga istuudiyo


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg