Isudaran

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(nax.) Labo curiye oo aan is qaban karin oo midba midka kale aan u oggolaanayn in ay iskula jiraan hal meel.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga isudaran


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg