Isutallow

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-wyo, m.dh)

(baay.) Isku beddelka qaybo ka mid ah koromo-taydhyada u dhexeeya. Koromosoomyo isku mid ah.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga isutallow

dibuhabayn hiddoside |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg