Isyeelyeel

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Wax aan la ahayn oo la iska dhigo. ld iskayeeleel¹.


Isyeelyeel

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-eelay, -eeshay)

Wax aan la ahayn iska dhigid. ld iskayeelyeel².


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga isyeelyeel

iskayeelyeel | iskayeelyeel | iskayeelyeelid | isyeelyeelid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg