Jaanqaad

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Qaadidda tallaabada shanqarta ka yeerta (qof kabo qaba). 2. Saanqaad; socod. 3. ld jaanqaadid. Saanqaad, socod, jaanqaadid

Jaanqaad

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

1. Qaadista tallaabada, shanqar ka yeersiin (qof kabo qaba). 2. Saanqaadid; socosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jaanqaad

jaanqaadid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg