Jaansaar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Saaridda kabo duug ah la saaro jaan cusub.
Jaansaar
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Kabo duugoobay sar cusub saarid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jaansaar ↴
jaansaaran | jaansaarid | jaansaarnaan | jaansaarnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg