Jacsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Ku j.: wax la samaynayo ku raali ahaansho. Tus. “Cali xilkaas in uu qabto kuma jacsana.”
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jacsan ↴
fajacsan | fajacsanaan | fajacsanaansho | harjacsan | harjacsanaan | harjacsanaansho | jacsanaan | jacsanaansho | wajacsan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg