Jadwal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Qorshe ammineed muujinaya sida hawl loo fulinayo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jadwal

shax |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg