Jafle

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Xoolo lugaha dambe oo wax lagu haraatiyo, siiba lo'da la lisayo oo kirtanka badan. 2. Miraha ceerinka marka ay qallalaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jafle

halaqjafle | halaqjaflee | haljafle | jaflayn | jaflee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg