Jagaf

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-fyo, m.dh)

1. Weel sida badan bir ama caag ka samaysan oo qashinka lagu qaado. 2. Qalabka guriga la dhigo ama laga sameeyo oo baalid ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jagaf


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg