Jajabe
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-bayaal, m.l/dh)(c.nafl.) Cayayaan u eg ukun yar, cad, leh qodxo yaryar soo taagtaagan oo qofkii ay ku jabto gaarsiisa dhibaato.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jajabe ↴
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

