Jalaato

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Waxyaabo macmacaan oo laysku daray oo inta la qaboojiyo markay fariistaan la muudmuudsado ama la leefleefo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jalaato


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg