Jalabbute

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Shir aan la fadhin ee dadku yoobsanyihiin. 2. Socod raaxaysi iyo majabaxsi looga jeedo oo hadba meel la habshahabsheeyo. 3. Ciyaar socod iyo boodbood leh.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jalabbute

jalabbutayn | jalabbutee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg