Jalbeebo
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-btay, -batay)Kaftan iyo sheeko aan turxaan lahayn cid u jeedin. ld jalbeebso.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jalbeebo ↴
jalbeebasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg