jaleelo
(m.dh)(bot.) Geedgaab aan qodax lahayn oo caleentiisa daawo ahaan loo isticmaalo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jaleelo ↴
hanjaleelo [m.dh]
Matag yar oo sida badan carruurta caananuugga ah ka yimaada; diliq.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg